Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista Golaha Wasiirada iyo Qaar kamid ah Wasiiradii Xukuumada Kheyre oo…

Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay socdaan wadatashiyadii ugu dambeeyay ee ku aadan magacaabista golaha Wasiirada xili maanta 30-maalin u buuxsatay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Madaxtooyada waxaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan ku yeeshay madaxda dalka ugu sareysa sida Madaxweynaha ,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’isul Wasaare Rooble kuwaa oo … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista Golaha Wasiirada iyo Qaar kamid ah Wasiiradii Xukuumada Kheyre oo…